Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo Xasaanadii xildhibaanimo laga xayuubiyey (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay guddiga Anshaxa ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubballand ayaa waxaa lagu sheegay in xasaanadii laga qaaday Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka tirsanaa baarlamanka Maamulkaas Xildhibaanka ayaa lagu eedeeyey inuu galay faldambiyeed la xiriira been abuur iska hor keenid iyo qalqal gelin degaanada Jubbaland iyo inuu keenay mooshin been abuur ah. Waxay … Continue reading Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo Xasaanadii xildhibaanimo laga xayuubiyey (Akhriso)